Wiilka Simeone oo rajo tiray Inter Milan,sidee?

0
Saturday January 06, 2018 - 12:32:47 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilka Simeone oo rajo tiray Inter Milan,sidee?

    Sabti,Milan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti,Milan

Wiilka uu dhalay tababaraha Kooxda Atletico Madrid ayaa xalay wacdaro ku dhigay Kooxda ayaantan hoos u sii socota ee Inter Milan.


Giovanni Simeone, ayaa goolka bar barraha u dhaliyay Kooxdiisa Fiorentina waxaana uu meesha ka saaray gool uu qeybtii 2aad ee ciyaarta dhaliyay Kabtanka ahna weeraryahanka Inter ee Mouro Icardi, ciyaar ka dhacday Garoonka Stadio Franchi.


Nerazzurri,ayaa siddexdii kulan ee ugu dambeysay ka heysta hal dhibic oo kali ah,kaana midda ay xalay qaadatay taas oo ka dhigan in labadii kulan ee ka horreysay laga badiyay.



Inter waxaa ay billowgii horyaalka ahayd mid ka mid ah kooxaha loo saadaalinayay ku guuleysiga Seri A-da inkasta oo aan wali meesha laga saari Karin,haddana waxaa ay fursad siisay kooxaha Napoli,Juventus iyo Roma.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip