Maxaa kala socotaa xilliga rasmiga ee uu furmi doono horyaalka kubada Cagta Soomaaliya ?

0
Sunday January 07, 2018 - 11:16:31 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa kala socotaa xilliga rasmiga ee uu furmi doono horyaalka kubada Cagta Soomaaliya ?

    Axad- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Muqdisho


 

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa lagu wadaa inuu 22 January oo ku beegan maalin Isniin ah uu si rasmi ah garoonka Banaadir uga furo horyaalka kubadda Cagta Soomaaliya 2017-18.


Horyaalka oo qorshaha xiriirka ku jiray inuu furmo b bishii December ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii ciyaarah kubadda Cagta dowlad-gobolleedyad aiyo Gobolka Banaadir loo soo wareejiyey magaalada Muqdisho halkii horey ay u qorsheysnaayeen in lagu qabto magaalada Kismaayo.



 

Horyaalka oo sanadkan magaciisa loo rigay Somali Premier League ayaa waxa a ka qeyb galayaa 10 Naaadi, waxaana daaafcanaya Naadiga Dekedda.


 

Xafladda qori tuurka horyaalka ayaa lagu wadaa  in 48 saac ee soo socota xiriirka uu qabto, sida shabakada kubadbile.com  ay xogtan ku heshay.


 

Sanadkan waxuu horyaalka noqon doonaa mid xiiso gaar ah leh waxaana tartan adag uu dhex mari doona kooxaha ugu wa weyn ee horyaalka ka qeyb galaya kuwaas oo is badalwanaasgan oo  xagga ciyaartoyda sameeyay.


 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip