Blaise Matuidi oo dhibbane u noqday midibkiisa. Sababta ogaaw.

0
Sunday January 07, 2018 - 13:28:28 in Wararka by Ow zebio
  • Visits: 481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Blaise Matuidi oo dhibbane u noqday midibkiisa. Sababta ogaaw.

    Torino.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Torino. Juventus  ciyaaryahaanka khadka dhaxe kaga ciyaara ee Blaise Matuidi ayaa sheegay inuu ahaa mid ku dhiban midibkiisa intii ay socotay ciyaartii kooxdiisa 1:0 ee kaga adkaatay kooxda Cagliari.


Matuidi ayaa sheegay inuu la kulmay aflagaado ka dhan ah midibkiisa. Arintaan ayaa waxaa ay imanaysaa labo maalin kadib markii taageerayaasha kooxda Verona laga ganaaxay garoobka qeybo kamid ah. Kadib markii isla 30-jirkaan ah midibkiisa ku aflagaadeeyeen.

Xidiga France u ciyaara ayaa yiri. "Dadka waxay isku dayayaan naceybka inay ku cabiraan"


"Aniga ma ihi naceyb. "Mid dadka wax yeeleeya" kaliya waxaa noqon karaa mid kaxun kuwa soo bandhiga talooyinka xun" ayuu Matuidi uu kusoo qoray Page-kiisa Facebook.

Waxaa uu hadalkiisa uu raaciyay. "Maanta waxaa la kulmay cunsiriyeen intii lagu jiray ciyaarta"

"Kubada cagta waa hab lagu faafiyo sinnaann. Xamaasad iyo  niyad galin. Taasi waa waxa aan aniga halkaan u joogo. Nabad"



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip