Aqriso magacyada 49-ciyaaryahano oo qandaraskoda uu dhacayo 2018.ka

0
Sunday January 07, 2018 - 14:05:59 in Wararka by Ow zebio
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso magacyada 49-ciyaaryahano oo qandaraskoda uu dhacayo 2018.ka

    Kaambo+

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaambo+ Intakastoo daaqada kala iibsiga wali ay furantahay. Waxaa jiro ciyaaryahaano gaaraaya 49-kuwaas oo qandaraaskooda uu dhaci doobo 2018-ka bisha June.

Xidigahaan waxaa kujiro kuwa caan ka ah saaxada kubada cagta. Sanchez iyo Ozil ayaa hogaanka u haaya ciyaaryahaanada hashiiskooda uh dhici doono sanadkaan aynu kujirno.

Waxaa suura gal ah kooxaha ee u ciyaaraan hadeesan bishaan fasaxin ama qandaraaska u kordhin. Xidigahaan si bilaasha ah kooxda inee kaga tagi doonaan.


Hada halkaan ka aqriso ciyaaryahaanada qandaraashkooda uu dhaci doono 2018-ka bisha June. Iyo kooxaha ee u ciyaaraan.

1-Alexis Sanchez. Arsenal.
2 Mesut Ozil. Arsenal.
3.Juan Mata. Man United.
4.Luke Shaw. Man United.
5. Ander Herrera. Man United.
6.Jack Wilshere. Arsenal.
7.Emre Can. Liverpool.
8.Fellaini. Man United
9.Frank Rebiry. B. Munich.
10.Fernandinho.  Man City.
11.Daley Blind. Man United.
12.Ashley Young. Man United.
13.Giorgio Chiellini. Juventus.
14.Zlatan Ibrahimovic. Man United
15.Fernando Torres. Atletico Madrid.
16.Aaron Lennon. Everton.
17.Arjen Robben. B. Munich.
18. Ilker Casillas. Fc Porto.
19.Santi Cazorla. Arsenal.
20.Bernando. Shakhtar Donetsk.
21.Mario Balotelli. Nice.
22.Hatem Ben Arfa. Nice.
23.Ezeqiuel Lavezzi. Hebei China
24.Joel Robles. Everton.
25.Juanfaran. Atletico Madrid.
26.Amin Younis. Ajex.
27.Anders Gignac. Marsselie.
28.Yohan Cabaye. Palace.
29.Joao Moutinho. Monaco
30Leon  Goretzka. Schlke 04.
31. Carlos Vela. Real Soceidad.
32.Yaya Toure. Man City.
33. Stefan De Vrij. Lazio
34.Nevan Subotic. BvB.
35. Mex Meyer. Schalke 04.
36.Dani Garcia.
37.Achraf  Hakimi. Real Madrid.
38.Lichestener. Juventus.
39.Diego Reyes. FC Porto
40.Unes  Unal. Villareall.
41.Rafinha. Barcelona.
42.Ivan Marcano. Fc Porto.
43.Joao Marinda. Inter.
44.kepa Arrizabalaga. Bilbo.
45.Kwadwo Asamoah. Juventus.
46.Mark Uth. Hoffenheim.
47.Pedro Leon..... Eibar
48.Sergio Canales. Real Sociedad
49.Zlatko Junuzovic.  Werder Breman.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip