VIDEO: Real Madrid oo dhibcihii ugu badnaa u jirsatay hoggaanka horyaalka Spain

0
Monday January 08, 2018 - 08:27:44 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    VIDEO: Real Madrid oo dhibcihii ugu badnaa u jirsatay hoggaanka horyaalka Spain

    Isniin--Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin--Madrid

Kooxda Real Madrid ayaa ku guuldarreysatay in ay adkaato kulan ay xalay la qaadatay Naadiga Celta Vigo ee Horyaalka Spain.


Real ayaa dooneysay in ay ka jawaabto Guul ay Fiidkii hore gaartay Barca oo dhankeeda la kulantay Levante, waxaase ay ku hungowday in ay garab dhac la dhaafto kooxda Celta Vigo.


Kulankii Labada kooxood ayaa lagu kala tegay 2-2, waxaana Real Labada gool ay ka heshay Gareth Bale.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip