Man Utd oo Griezmann Mushaar u siineysa £400,000 Usbuucii, Sabab aad la yaabi doonto Awgeed!!

0
Monday January 08, 2018 - 08:44:42 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 965
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man Utd oo Griezmann Mushaar u siineysa £400,000 Usbuucii, Sabab aad la yaabi doonto Awgeed!!

    Isniin--Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin--Manchester

ANTOINE GRIEZMANN ayaa noqon doona mid hela Mushaar badan oo dhan £400,000 toddobaadkiiba haddii uu ku biiro Manchester United.


Laacibka dalka Faransiiska ayaa wuxuu ku fariisan doonaa qiimaha iibsigiisu ugu yaraan £89m oo ah lacagtii uu Jose Mourinho kusoo qaatay Pogba, iyadoo United ay xagaaga dambe qaadaneyso laacibkan.


Waxaa laga warqabaa in Red Devils ay sanadkii hore isku dayday saxiixa laacibkan, balse Barcelona ayaa ku biirtay doonistiisa intaas wixii ka dambeeyay.



United ayaa mar ugu yaboohday £290,000 toddobaadkiiba laacibka Griezmann balse lacagtaas ayaa ah mid aad uu yar.


Wuxuu heli doonaa £100,000 oo dheeri ah haddii uu waqtigaan u dhaqaaqayo kooxda, waxayna ku garaacayaan Saxiixiisa kooxda Barcelona.


Ilo ku dhow garoonka Old Trafford ayaa yiri: "Kooxdu waxay si waalli ah u raadineysaa Griezmann.


Wararka ku hoos Qarsan Mushaarka Waallida ah ee la siinayo laacibkan, waxaa ay yihiin in uu iska diido Barcelona, diidmadaas ayaa Mushaarkiisa ku kordhineysa 100 kun oo Gani, waana Dhacdo yaab ku noqoneysa kooxaha laacibka xiiseynaya ee aan aheyn Man Utd.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip