Man United oo dardar gelineysa heshiiska ay ku dooneyso Garathe Bale

0
Monday January 08, 2018 - 10:56:39 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 1025
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United oo dardar gelineysa heshiiska ay ku dooneyso Garathe Bale

    Isniin- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Manchester


 

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay inay kor u qaadao xiisaha weeraryahaanka garabka kaga ciyaara Real Madrid Gareth Bale.

 

 

Kooxda Old Trafford ayaa waxaa laga yabaa xidigaan inee lasoo wareegto intuu furanyahay daaqada kala iibsiga.


 

Bale ayaa kaliya u saftay kooxdiisa lex kulan xili ciyaareydkaan kadib markii xidigaan uu maaro u waayy dhaawacyo kala duwan oo kasoo kala gaaray canqoga iyo muruqa.



 

 

Wararka qaar ee Spain ka imaanaaya ayaa waxaa ay sheegayaan madax weynaha Real Madrid inuu diyaar u yahay in uu iibiyo xidigaan.


 

Sida laga soo xigtay The Express. Manchester United ayaa qorshaynaysa xidigaan inee kusoo kordhiso kooxdeeda kahor suuqa intuusan furmin. Bale ayaa la xasuustaa Old Trafford inuu iska diiday kahor intuusan u dhaqaaqin magaalada Madrid oo ay kadhisantahay Real Madrid 2013-ki.


W/D: Owzebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip