Real oo isku dayday in ay Coutinho ka afduubto Barcelona!

0
Monday January 08, 2018 - 14:45:02 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real oo isku dayday in ay Coutinho ka afduubto Barcelona!

    Isniin,Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin,Madrid

Kooxda Kubadda Cagta Real Madrid ayaa isku dayday in ay Xiddigga reer Brazil ee Coutihno ka afduubato kooxda Barcelona ee uu hadda heshiiska la gaaray.


Wargeyska Mundo Deportivo,ayaa qoraya in Real ay Liverpool miiska u saartay £177 Milyan oo lacagta Ingiriiska ah ka hor inta uusan heshiis 5 Sano iyo bar ah la gaarin Kooxda Barcelona,kaas oo Kooxda ku sii heynaya ilaa 2023ka.



Barcelona ayaa xiddigga Coutinho ku qaadatay £146 Milyan,waxaana la filayaa in maanta uu qalinka ku duugo heshiis 5 Sano iyo bar ah.


Ku biirista Coutinho ee Barcelona waxaa uu isagaba ku tilmaamay riyo u rumowday waxaana uu ka gows adeygay ku biirista Madrid.


Liverpool, waxaa uu u dhaliyay 54 Gool,201, oo uuu saftay,waxaana hadda waayihiisa nolosha kaddib ka billowday Barcelona.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip