Maxay ku kala Baxeen Dekadda iyo Feero, Horyaalka Kubadda Gacanta?

0
Monday January 08, 2018 - 19:50:46 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay ku kala Baxeen Dekadda iyo Feero, Horyaalka Kubadda Gacanta?

    Isniin--Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin--Muqdisho

Kulan ka tirsan Horyaalka Kubadda Gacanta ayaa wuxuu Garoonka Wiish ee degmada Cabdicasiis ku dhexmaray kooxaha Dekadda iyo Feero.


Kooxda Dekadda ayaa Guul ka gaartay kulankaas oo aad u xiiso badnaa, wuxuuna ku dhammaaday kulankaas Natiijo isu dhow marka la fiiriyo Goolasha la iska dhaliyay.


Dekadda ayaa la timid Goolal Gaaraya 39 Gool, Halka ay Feero dhankeeda la timid 30 Gool.


Naadiga Feero ayaa ciyaartaas waxay ka sameeyeen isku day xooggan oo ay Natiijada kulanka ku doonayeen in ay wax badan uga beddelaan, in kastoo ugu dambeyn Seerigu ku dhacay iyadoo aan soo celin Goolasha.



Faafaahinm iyo Sawirro Naga Filo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip