FA Cup Sida kooxuhu isugu Aadeen: Yey ku dhaceen Man Utd, Spurs, Liverpool iyo Naadiyada kale ee Waaweyn?

0
Tuesday January 09, 2018 - 05:58:25 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FA Cup Sida kooxuhu isugu Aadeen: Yey ku dhaceen Man Utd, Spurs, Liverpool iyo Naadiyada kale ee Waaweyn?

    Talaado--London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado--London

Isku beeganka wareegga 4-aad ee koobka FA cup ayaa la sameeyay, iyadoo sida badan aysan isku dhicin kooxaha waaweyn ee horyaalka England.


Kooxaha heerka seddaxaad ee dalka England Yeovil iyo Newport ayaa isku aadyadooda FA Cup indhaha saaray in kastoo aysan Kulamo Farxadeed u muuqan.


Darren Way kooxdiisa Yeovil ayaa la baasan doonta kooxda Manchester United, halka Tottenham ay foodda is dari doonaan Newport.



ISKU AADKA FA CUP OO DHAN

Kooxaha qaarka aan soo bixin waxay ka dhigantahay in aan dhaheyno kooxdaas waxay ku dhaceysaa koox hebel ama middaas kale waa hadba tii soo baxda, Tusaale Notts County waxay la ciyaari doontaa Wolves ama Swansea toodii soo Gudubta.


Liverpool vs West Brom

Peterborough vs Fleetwood ama Leicester

Huddersfield vs Birmingham

Notts County vs Wolves ama Swansea

Yeovil vs Manchester United

Carlisle iyo Sheff Wed vs Stevenage ama Reading

Cardiff ama Mansfield vs Manchester City

MK Dons vs Coventry

Millwall vs Rochdale

Southampton vs Watford

Middlesbrough vs Brighton ama Palace

Bournemouth ama Wigan vs Shrewsbury ama West Ham

Hull vs Nottingham Forest

Newport vs Tottenham

Norwich ama Chelsea vs Newcastle

Sheffield United vs Preston

(Kulamadaan ayaa la ciyaari doonaa 27 iyo 28 January)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip