Rasmi : Xiriirka kubad Cagta ee Chile Oo magacaabay Macalin cusub

0
Tuesday January 09, 2018 - 08:04:20 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi : Xiriirka kubad Cagta ee Chile Oo magacaabay Macalin cusub

    Talaado- America

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- America







Chile ayaa xaqiijisay magacaabistii tababarihii hore ee Colombia Reinaldo Rueda  uu yahay macalinkoodii cusub  ilaa 2022.





60 jirkaan ayaa qaban doona La Roja ka dib markii kooxda South America ay ku guuldareysatay inay u soo baxdo Koobka Aduunka 2018





Rueda ayaa leelin doono Chile ka dib markii uu ka tagay Juan Antonio Pizzi, kaasoo ku guuldareystay inuu  u soo saaro ciyaaraha aduunka ee ka dhici doona  Russia 2018.



60 jirkaan ayaa la xaqiijiyay Isniinta, iyadoo heshiiska uu kula jiro uu dhacayo ilaa dhamaadka isreebreebka Koobka Adduunka 2022-ka ee Qatar iyo isla markiiba la cusbooneysiin karo hadii Chile ay gaarto finalka.


"Waxaan qaadnay waqtigii lagama maarmaanka ahaa si aan u helno tababaraha ugu fiican ee kooxdeena," ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka xiriirka kubada cagta ee Chile (ANFP) Arturo Salah.



Rueda wuxuu horay  u soo maamulay Colombia (2004-06) iyo Honduras (2007-10).


W/D Maankiz



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip