Muxuu Neymar ku yiri Coutninho markii uu ku biiray Barcelona?

0
Tuesday January 09, 2018 - 14:22:41 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Neymar ku yiri Coutninho markii uu ku biiray Barcelona?

    Talaado- Barca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Barca


 

Philippe Coutinho ayaa sheegay in saaxiibkiisa Neymar uu kahalay erayo naxriis leh kadib markii uu xidigaan uu kooxda Barcelona kaga soo biiray Liverpool.


25sano jirkaan ayaa dhameystiray kubiisriistiisa Barcelona asigoona 142milyan ugu biiray kooxda Catalan.


 

Coutinho ayaa noqday ciyaaryahaanka labaad ee ugu qaalisan taariikhda kubada cagta. Kaliya waxa uu ka dambeeyaa saaxiibkiisa Neymar oo PSG 198milyan kaga soo qaadatay Barcelona.



 

"Maxaa la ciyaaray Neymar xulka qaranka Brazil. Waxaa saaxiibo eheen tan iyo yaraanteena" ayuu Coutinho usheegay saxaafada. "Neymar waa uu ii hambalyeeyay. Waxaana oo ii sheegay cajiib inee yihiin qolalka labiska"


 

 

Coutinho waxaa uu hadalkiisa uu raaciyay. "Suarez iyo Pualinho sidoo kale waxay ii sheegeen inay ii rajenayaa mustaqbal raaxo leh inaan kuhayto halkaan"


 W/D: Owzebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip