Sawirro: Dekedda oo wadadaa guusha kusoo laabtay

0
Tuesday January 09, 2018 - 16:25:15 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Dekedda oo wadadaa guusha kusoo laabtay

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho


Naadiga Dekedda ayaa kusoo laabtay wadada guusha kadib laba todobaad oo oo guuldaro au kala soo kulantay kooxaha Heegan iyo Horseed.

Dekedda oo horyaalka daafacaneysa ayaa garoonak Wiish kulanki koowaad ee wareeega kabad ee horyaalka kubadad Gacanta Wiilasha 2017-18 kula qaadatay kooxda Fero, waxaana kulanka ooaad u xiiso badnaa ay labada koox soo bandhigeen ciyaar aad logu bogay waxaana qeybta hore lagu kala nastay 11- 18 oo ay Dekedda ku horkaceyso.



Markilaysku soo labatay Naadiga Fero ayaa lasoos baxday ciyaar ka duwan tii qeybta hore,waxana goolal degdeg ah shabaqa Dekedda ku hubsaday Xiddiga no-11 ee Fero Cabdalla James.


Dekedda oo qalqal la geliyay ayaa sameysay so kabasho wanaagsan waxayna ciyaarta ugu dambayn kusoo idlaatay 30-39 oo ay guusha ku raacday naadiga Dekedda.


Cabdalla james ayaa noqday dhaliyihii ugu wanaagsanaa kulanki waxuuna saxiixay 12 gool.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip