Luis Suares oo fariin soo dhaweyn wanaagsan ah u diray Coutinho kadib markii ay markale midoobeen

0
Tuesday January 09, 2018 - 17:59:45 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Luis Suares oo fariin soo dhaweyn wanaagsan ah u diray Coutinho kadib markii ay markale midoobeen

    Talaado:Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado:Barcelona


Suarez ayaa qirtay inuu ku farxsayahay mar kale ineey isku koox noqdaan Coutinho. Waxaana uu taageeray saaxiibkiisa inuu kula biiro kooxda Barcelona.


 

 

Coutinho ayaa maalintii isniinta aheed waxaa uu caafimaad si toos ah ugu maeay naadiga Barcelone kadib markii £142milyan ee kasoo siisteen naadiga Liverpool. Phillepe ayaa qalinka kuduugay heshii shan sano iyo bar.



 

Brazilian-kaan kubadaha sida cajiibka ah u farsameeya ayaa waxaa Suarez ay isku koox ahaayeen muddo 15-bilood. Kahor 2014-kii Suarez intuusan kasoo tagin gegadda Anfeild.


 

 

Kahor inteysan ku midoobin garoonka. Sababo la xiriiro Coutinho dhaawac kaga maqnaan doono garoomada muddo kooban. Suarez ayaa saxaafada u sheegay. " xidig aan hore isku koox eheen ka'ahaan. Saaxiibtinimo ahaan. Aad baan ugu faraxsanahay Coutinho"


 

"Waxaan u maleenayaa kooxdiisa wax badan in uu kusoo kordhin doono. Qof walba waa ii ogyahay tayada uu leeyahay Phillepe. Waxa uu kujiray ciyaartooy badan oo wanaagsan muddo sanado ah"


W/D: Owzebio

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip