Deg-Deg: Mauro Icardi oo saacadaha soo aadan tijaabada caafimaad u mari doono kooxda Real Madrid

0
Tuesday January 09, 2018 - 21:16:19 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg-Deg: Mauro Icardi oo saacadaha soo aadan tijaabada caafimaad u mari doono kooxda Real Madrid

    Talaado- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Spain





Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in Weeraryahanka kooxda Inter Milan ee Mauro Icardi uu dhawaan Tijaabo Caafimaad u mari doono Real Madrid.





Wargeyska Diario Gol ayaa daabacay in kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ku heshiiyeen in ay Weeraryahanka dalka Argentina ku kala iibsadaan aduun lacageed gaaraya €110m isla Markaana uu Saacadaha soo socda Tijaabo Caafimaad u mari doono dhawaan.



Warkaan uu daabacay Wargeyska Diario Gol ayaa ku soo beegmaya xili uu Saacado ka hor beeniyey Mauro Icardi’in uu heshiis lagaaray Real Madrid isaga oo ku adkeysanaya in uu sii joogi doono kooxdiisa Inter Milan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip