Arsenal waa ka dambeeysaa City ayuu macalinka Arsenal ee Yiri...

0
Wednesday January 10, 2018 - 00:09:07 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal waa ka dambeeysaa City ayuu macalinka Arsenal ee Yiri...

    Arbaco——London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco——London






Macalinka Kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa qirtay in Kooxdiisa aysan kula tartami karin Kooxda Manchester City Jonny Evans kadib markii wax laga weeydiiye arrinkaas ku aadan in City ay kula tartami doonaan daafacii hore ee Manchester United.


Xiddiga West Brom u ah kabtanka ee Evans ayaa la sheegayaa inuu bishaan January ku biiri doono Kooxaha waaweyn midkood kadib bandhig wanaagsan uu soo bandhigay tan iyo markii uu u wareegay Kooxda magaalada Birmingham ka dhisan ee West Brom.


Macalinka Arsenal oo aan dooneeynin inuu ka hadlaa wax badan arrinkaan ayaa ku soo gabaiye hadalkiisa waxaa nahay dabaqad dhaxe marka City loo eegaa dhanka dhaqaalaha sidaas darteed ma dooneeyno inaa kula tartanaa xiddigaan Kooxda City oo dhaqaale sare u taagan. 



"Xaqiiqdii ma ogi aniga inay ayaga doonaayaan iyo siyaasadooda suuqa. Hadii ayse noqotaa go’aan dhanka dhaqaalaha ah waxaa nahay kuwo aan City kula tartami karin xiddigaas. Waan la soconaa inaa nahay gadaashooda. Waa wax la wada ogyahay”.



Sidaas ayuu macalinka Arsenal ku soo xeray hadalkiisa kadib markii wax laga weeydiiye xaalada Evans. Waxaana ay Arsenal u muuqata kuwoo aan dooneeynin inay la soo wareegaan xiddigo badan bishaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip