Juventus oo xiiso u qabto daafac Manchester United u ciyaara maahan Shaw

0
Wednesday January 10, 2018 - 00:11:26 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus oo xiiso u qabto daafac Manchester United u ciyaara maahan Shaw

    Arbaco——-Torino

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco——-Torino

Kooxda Juventus ayaa xiiso xoogan u muujineeyso Matteo Darmian oo ka ciyaaro garabka midig ee daafaca Kooxda Manchester United balse kama tagi karo bishaan. Xiddiga reer Talyaani ayaan boos joogta ah ka heeysan Kooxda Jose Mourinho ee Manchester United tan iyo bertamihii xagaagii hore markaas oo uu boos ka waaye Kooxda Koowaad ee Manchester United. 



Laacibka xulka Talyaaniga ayaa waxaa uu u ku soo biloowday kaliyah 2 kulan oo Premier League  ah dhamaan xilli ciyaareedkaan. 


Sida ay hada qoreeyso Tuttosports  Kooxda marwada duqda ah ayaa qiimeeneeyso xaalada Darmian oo 28- sano jir ah kaas oo hubo inuu iskaga tagi doono xagaaga Kooxda reer Ingiriis.


Darmian ayaa ka ciyaari karo labada garab ee daafac iyo xitaa asiga oo loo adeegsan karo daafac dhaxe markii la ciyaaraayo 3 daafac oo gadaale waxaana ay United dooneeysaa inay xagaaga iska iibisaa tiiyoo ay jirto xiisaha Juventus ee bishaan hadana United diyaar uma ahan inay hada iska iibisaa bishaan. 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip