Real Madrid oo Inter ka maquunineeyso Mauro Icardi waliba si lama filaan ah. Sidee?

0
Wednesday January 10, 2018 - 00:14:12 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo Inter ka maquunineeyso Mauro Icardi waliba si lama filaan ah. Sidee?

    Arbaco——Milano

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco——Milano


Kooxda Kubada Cagta ee Real Madrid ayaa si lama filaan ah u dooneeyso inay kula soo wareegtaa xiddiga Kooxda Inter Milan Mauro Icardi oo ah kabtanka Kooxdaas.



Laacibka reer Argentina ayaa la soo sheegayaa inuu ku biiri karo Kooxda Real Madrid bishaan January ayadoo ay dooneeyso Real Madrid xiddigaan inay sida ugu dhaqsaha badan kula soo saxiixato. 


Kooxda Los Blancos ayaa dooneeyso inay bixisaa lacagta €110 milyan oo Euro lagu burburin karo qandaraaska Icardi ee Inter Milan.



Xiddigaan ayaa la sheegayaa inuu dhinaciisa arrinkaas wax ka wado taas oo laga yaabo haduu dhicisoowaa isku daygaas ay Kooxda Marinques-ka wado uu fashilmaa ay mar kale keeni karto isku dhac ka dhax dhasha laacibkaan iyo Taageerayaasha Nerroazzurri oo marar badan isku dhaceen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip