Man City oo qarka u saaran inay Arsenal kala soo wareegtaa xiddigeeda?

0
Wednesday January 10, 2018 - 00:16:37 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man City oo qarka u saaran inay Arsenal kala soo wareegtaa xiddigeeda?

    Arbaco—-London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco—-London



Alexis Sanchez ayaa u dhaw inuu ku biiraa Manchester City asiga oo noqon karayaa laacib ka tirsan Kooxda Pep Guardiola horaanta todobaadka dambe sida ay The Express qoreeyso. 



Man City ayaa dooneeyso inay Kooxda keentaa laacibkii hore ee Barcelona kaas oo ka soo hoos ciyaaray Pep oo Man City hogaamiyo. 


City ayaa ku tala galeeyso inay bishaan January la soo wareegtaa xiddigaas heerka caalami ee dalka Chile ayagoo ay labada Kooxood wada hadal ka galeen arrinkaas.


Hogaamiyaasha Horyaalka Ingiriiska ayaa doonayao inay sida ugu dhaqsaha badan ay kula soo wareegaan xiddigaan £30M oo gini.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip