Arsenal oo badalka Sánchez Premier League ka soo wadata ayagoo Liverpool kula dagalami doono saxiixa xiddiga...

0
Wednesday January 10, 2018 - 00:18:55 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo badalka Sánchez Premier League ka soo wadata ayagoo Liverpool kula dagalami doono saxiixa xiddiga...

    Arbaco—— London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco—— London



Kooxda Arsenal ayaa isku dayeeyso inay Riyad Mahrez ku qancisaa inuu u badalo Alexis Sanchez marka uu bishaan ku biiraa Kooxda Manchester City sida laga soo xigtay Le Buteur. 



Arsenal ayaa isku diyaarineeyso inay Man City ka iibisaa Alexis todobaadkaan gudahiis ama  uu si bilaash ah uga tagi doono Kooxda bisha June ee xagaaga marka gaaro.


Laacibka reer Chile ayaa doonaayo inuu ku biiro Kooxda Premier League hogaamineeyso ee Man City ayadoo ah labada Kooxood ka heshiiyeen arrinkiisa ayagoo uu gabo gabo ku dhaw yahay wada hadalkooda.



Arsenal macalinkeeda Arsene Wenger ayaa u calaameestay Riyad Mahrez inuu badal u noqdaa xiddigaas heerka caalami balse waxaa uu tartan kala kulmi karaa Kooxda Liverpool oo xiddigaas dooneeyso inuu badal u noqdo Philippe Coutinho oo horaantii tododbaadkaan ku biiray Kooxda Barcelona.


Liverpool ayaa £55M oo gini u gaartay laacibkaan heerka caalami ee Algeria balse waxaa uu Mahrez maanka ku haayaa in Liverpool ay adag tahay inuu boos ka helaa waxaana xiddigaas uu doonaayaa inuu ku biiraa Kooxda Arsenal halkii uu Liverpool kaga biiri lahaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip