Walcott oo mushaarkiisa dhimay si uu ugu laabto Southampton iyo Everton oo mushaar qaali ah usoo bandhigtay xiddigan

0
Wednesday January 10, 2018 - 09:30:19 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Walcott oo mushaarkiisa dhimay si uu ugu laabto Southampton iyo Everton oo mushaar qaali ah usoo bandhigtay xiddigan

    Arboco- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco- England







Everton ayaa kalsooni ku qabta inay Saints ku garaaci karaan  saxiixa Walcott bishaan.




Everton ayaa  ku dhow saxiixa Xiddigaan ayadoona u balan qaadau inay siiso £ 110,000 toddobaadkii; halka xayiraad dhaqaale ee Southampton ay la micno tahay inuu 28 jirkaan u baahan yahay inuu mushaar dhimis ku qaato si uu ugu biiro kooxdii uu ku soo bilaabay xirfadiisa ciyaareed.


Walcott ayaa u muuqda inuu ka tagi doono Emirates xagaaga si uu ugu soo muuqdo ciyaaraha aduunka ee ka dhici doono Ruushka.


Xiddigan ayaan boos ka heesan shaxda Macalin Arsen wenger.


W/D Maankiz





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip