Harry Kane oo been abuur ku tilmaamay wararkii sheegayay in xiddigan uu qandaraas cusub u saxiixi doono kooxda Tottenhum

0
Wednesday January 10, 2018 - 09:30:19 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Harry Kane oo been abuur ku tilmaamay wararkii sheegayay in xiddigan uu qandaraas cusub u saxiixi doono kooxda Tottenhum

    Arboco- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco- England





Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Tottenham  ee Harry Kane ayaa beeniyey in uu Wadahadal labilaabay Naadigiisa wadahadalkaas oo qandaraas cusub loogu kordhinayo.




Harry Kane oo beryahaan laysla dhex maraayey in kooxdiisa Tottenham u soo bandhigtay qabdaraas cusub ayaa sheegay in ay been abuur  yahay Warka sheegaya in uu ogolaaday heshiis cusub balse ay xaqiiq tahay in uu jecelyahay kooxda in uu sii joogo.




Xiddiga dalka England ayaa waxaa doon dooneysa kooxda Real Madrid oo dooneysa in ay ku xoojiso dhankeeda Weerarka oo aad u liita xiligaan balse lama oga in uu bishaan Janaayo u Wareegi doono iyo in uu dhamaysan doono xili Cayaareedkaan.




W/D Maankiz





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip