Goolhayihii hore ee Liverpool Tommy Lawrence oo geeriyooday

0
Wednesday January 10, 2018 - 14:35:06 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 90
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goolhayihii hore ee Liverpool Tommy Lawrence oo geeriyooday

    Arbaco- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- England

Goolhayihii hore ee Liverpool Tommy Lawrence ayaa geeriyooday, sida kooxdiisa hore ay xaqiijisay.


77-sano jirkaan Scotlland u dhashay ayaa waxaa uu ahaa dooqa koowaad ee dhanka goolhaayaha kooxdiisa Liverpool ee xiligaasi macllinka u ahaa Bill Shankly 1960-meeyadii.


Scottishman kaan haatan geeriyooday ayaa kaliya xili ciyaareydkaasi seegay lix kulan oo horyaalka. Hana ilaawin xili ciyaareydkaasi Liverpool inuu lahantiyay horyaalka.



Waxaa kaloo intaasi u dheer Tommy Liverpool inuu laqaaday FA Cup-keedee ugu horreyay ee taariikhda.


Tommy markii ugu horeesay ee Liverpool qandaraas u saxiixo waxaa uu ahaa 17-jir. Waxayna aheyd 1957.


Kulankisii ugu horeesay Liverpool waxaa uu u ciyaaray 22-October 1962. Ciyaara 1:0 guul daro ee kala kulmeen West Bromwich Albion.


Isku soo wada duub. Tommy Lawrance ayaa maanta waxaa uu kagaty dunida iyadoo kooxdiisa hore ee xaqiijisay geerida ninkaan.


W/D. Issa Macaanoow


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip