SAFAFKA RASMIGA AH: Chelsea vs Arsenal, Sanchez oo keydka kusoo Billowday

0
Wednesday January 10, 2018 - 22:40:38 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAFAFKA RASMIGA AH: Chelsea vs Arsenal, Sanchez oo keydka kusoo Billowday

    Arbaco-London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-London

Kulan xiiso badan oo ah Lugta hore ee Wareegga 4-ta kooxood koobka Carabao Cup ayaa caawa ka dhici doona Stamford Bridge, halkaas oo Arsenal ay marti ugu noqoneysa kooxda Chelsea.


Ciyaartaas ayaa Kursiga keydka ee Arsenal waxaa ku soo billowday laacibka lala xiriirinayo in kooxda uu ka tago ee Sanchez.


Safka Chelsea: Courtois; Azpilicueta, Christensen, Rudiger; Moses, Kante, Fabregas, Drinkwater, Alonso; Hazard, Morata.



Safka Arsenal: Ospina; Chambers, Mustafi, Holding; Bellerin, Wilshere, Xhaka, Maitland-Niles; Iwobi, Welbeck; Lacazette

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip