Liverpool oo tartan cusub Arsenal kala kulmeeyso waliba xiddig muhiim ah isku heesto.

0
Thursday January 11, 2018 - 01:00:58 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool oo tartan cusub Arsenal kala kulmeeyso waliba xiddig muhiim ah isku heesto.

    Khamiis—— Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis—— Liverpool





Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa u baahan inay ugu yaraan £90M ku qarash gareeyaan  xiddiga Kooxda Monaco Thomas Lemar hadii ay doonaayaan inay kala soo wareegaan Kooxda AS Monaco bishaan.


Lemar ayaa iska diiday inuu £90M oo gini kula biiraa Arsenal xagaagii maalinkii ugu dambeeysay ee suuqa bishii August balse Kooxda Monaco ayaa hada dooneeyso inay dhageeysataa dalabyada 22-sano jirka reer France shaqadiisa u imaaneeyso.


Kooxda reer Ligue 1 ka ciyaarta ayaa u furan markaan inay iska iibisaa xiddigaas maadama ay Champions League ku soo hartay wareega koowaad isla markaasna ay aad uga hooseeysaan Kooxda Paris S G dhanka hogaanka horyaalka ayagoo ka shalaaye iska iibintii xiddigaha muhiimka ahaa ee Kooxda sanadkii hore.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip