Kane oo Sharuud dulsaaray Madrid iyo taas oo saameeyn ku leh Modric

0
Thursday January 11, 2018 - 01:20:53 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kane oo Sharuud dulsaaray Madrid iyo taas oo saameeyn ku leh Modric

    Khamiis————- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis————- Madrid




Xiddiga Kooxda Tottenham Harry Kane ayaa la sheegayaa inuu yahay bartilmaameedka koowaad ee Kooxda Real Madrid xilli ciyaareedka dambe balse sida ay Diario Gol ay qoreeyso wada hadala ay sameeyeen laacibka iyo Kooxda Real Madrid ayaa la isla gartay in xiddiga uu Real Madrid ku xeray sharuudo ay ku jirto numberka uu Kooxda u xeran doono.



Harry Kane ayaa rajeeynaayo inuu ku biiro Real Madrid xagaagaani taas oo keeni karto in Luka Modric uu iskaaga tagaa Kooxda Real Madrid.



Wada hadal ay sameeyeen xiddiga iyo Real

Madrid waxaa ka mid ahaa in la siiyaa fanaanada No-10 ee xilli ciyaareedka 2018-2019-ka.


Dabcan hada numberkaas waxaa xerto xiddiga reer Croatia waloow ay macquul tahay in Kooxda uu iskaga tagaa hadii numberkiisa la siiyaa laacibka ay Real Madrid sida ba’an u dooneeyso ee Harry Kane ayadoo Modric laga yaabo inuu aadaa EPL ama Serie A oo uu dalabyo cusub ka helaayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip