Khedira oo Juve kubooriyay inee lasoo wareegan xidig Liverpool katirsan

0
Thursday January 11, 2018 - 13:18:23 in Wararka by Ow zebio
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khedira oo Juve kubooriyay inee lasoo wareegan xidig Liverpool katirsan

    Turin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Turin.

Sami Khedira  ayaa kooxdiisa usoo jeediyay inee ka faa'idaystaan isla markaana lasoo saxiixda xidiga ee iska xulka yihiin iyo kooxda Liverpool Emre Can kaas oo si bilaash ah lagu heli doono dhamaadka xagaagaan.


23-sano jirkaan Red waxaa uu kaga soo biiray naadiga Bayer Leverkusen xagaagii 2014-. Balse Can ayaa hada kujira lixda bil ee ugu dambeesay qandaraaskiisa.


Juventus ayaa xooga saaraysa Can inee lasoo wareegto marka uu dhamaado qandaraaskiisa. Iyadoo isbuucyadii lasoo dhaafay saxaafada sheegayiin in Can uu hashiis afka la gaaray kooxda Juve.





"Si wanaagsan ayaan u aqaan Emre" ayuu u sheegay Sky Sports News Khedira oo khadka dhaxe kaga ciyaara Juve.

"Marka ugu horeesa Emre Can waa ciyaaryahaan aad u wanaagsan. Waa ciyaaryahaan yar. Waa uu hor mari karaa dabcan. Waa mid xoog badan isla markaasina leh tayo. Balse dabcan waa inuu wax bartaa"

"Haddii ay jirto suuragalinimo ah in Juventus lasoo saxiixan karto xidigaan. Waa in aad ka faa'ideesataa fursadaan. Maxaa yeelay maxaa malaynaya in bilashi lagu helo karo xagaga soo aadan. Sidaadi daradeed. Haddii aniga macllin ahaan lahaa. Dabcan waan isku dayi lahaa inaa lasoo saxiixdo" ayuu gadalkiisa kusoo gabgabeeyay Khedira.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip