West Ham oo kudhow Man United ine ku gaarco ciyaaryahaan.

0
Thursday January 11, 2018 - 13:32:41 in Wararka by Ow zebio
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    West Ham oo kudhow Man United ine ku gaarco ciyaaryahaan.

    London.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London. West Ham ayaa loo sheegay in ay bixiyaan £ 25million si ay u helaan adeega  xidiga khadka dhexe  reer Belgium Leander Dendoncker.

Tababaraha Hammers David Moyes ayaa isku dayaaya inuu la soo wareego xiddiga Anderlecht, kaas oo  sidoo kale xiiso u muujisay Manchester United.

 Leander 22 jirka ah ayaa Xulkiisa Qaranka Belgium u saftay markisii ugu horeesay 2015 xili nasiib uu u yeesjay  Afar jeer oo kaliya inuu garoonka u galo.



Dendoncker oo  kubada joojiye ah ayaa lala xariirinaayay Old Trafford tan iyo markii kooxdiisa Europa League ay isku farasareen naadiga United.

Warar dhawaan soo baxaaya ayaa waxay sheegayeen West Ham inee warka u saarantahy da'yarkaan inee kadul qaado Man United.

W/D Issa Ma'aanoow


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip