Massimiliano Allegri oo heshiis la gaaray Chelsea

0
Thursday January 11, 2018 - 15:20:47 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Massimiliano Allegri oo heshiis la gaaray Chelsea

    Khamiis,Torin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis,Torin

Massimiliano Allegri oo ah tababaraha Kooxda Juventus ee Dalka Talyaaniga ayaa heshiis la gaaray Kooxda Chelsea ee dalka Ingiriiska,waxaana uu beddeli doonaa Macallinka Reer Talyaani ee Antonio Conte.


Sida ay qoreyso jariiradda Ciyaaraha ka faalloota ee Corriere dello Sport, Allegri waxaa uu Chelsea ku biirayaa bartamaha Sanadkan,waxaana ay xustay in Chelsea iyo tababarahan ay isku afgarteen dhamaan wixii heshiis ah.



Hayeeshee Kooxda Old Lady ayaa diiddan in Macallinkan uu ka hor heshiiskiisa uu kula joogo kooxda ka tago waxaan ay sheegtay in 50 jirkan uusan ka tageyn ilaa uu heshiiskiisa ka dhamaado kaas oo ku eg 2020ka.


Allegri ,waxaa uu guuleystay 137 kulan oo ka mid ah 195 kulan oo uu kooxda leyliyay tan iyo bishii July 2014 markaas oo uu Conte ka beddelay Kooxda Juventus.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip