RASMI: Barcelona oo soo bandhigtay saxiixa Yerry Mina

0
Thursday January 11, 2018 - 19:44:34 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Barcelona oo soo bandhigtay saxiixa Yerry Mina

    Khamiis -Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis -Barcelona




 

Kooxda Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa laacibka qadka dhexe ee daafaca kooxda Palmeiras Jerry Mina kaas oo ay kula wareegtay Aduun dhan 11.8 million euro.


 

Daafaca reer Colombia ayaa lagu wadaa inuu badal u noqdo Javier Mascharano kaa oo kusii jeeda horyaalka Chine Super Leque.


 

Mina ayaa qandaraas 5-sano iyo bar ah qalinka ugu duugay kooxda hogaamineysa Horyalka Spain, Barcelona ayaana Barteeda Twitter-ka ku xaqiijisay in uu xiddiga si rasmi ah uga mid noqday kooxdooda.



 

Yerry Mina ayaa noqonaya laacibkii labaad ee Bishaan ay soo qaadato kooxda ka dheesha Spain ee Barclona.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip