Naadiga Liverpool oo xirtay waddadii uu ugu biiri lahaa Real Madrid Laacibka Carbeed ee Maxamed Salaax!

0
Thursday January 11, 2018 - 21:30:33 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 395
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Naadiga Liverpool oo xirtay waddadii uu ugu biiri lahaa Real Madrid Laacibka Carbeed ee Maxamed Salaax!

    Khamis : Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamis : Liverpool



Riddies-ka waxa ay xajisanayaan xiddigahooda ka dib Coutinho oo u wareegay Barcelona , warar lagu daabacay wargeeysyada ka faalooda Cayaaraha ayaa sheegaya in Nadiga Liverpool uu xariga u dhuujiyay cayaar yahanada uu haysto



Wargeyska Telegraph ee ka soo baxa ingiriiska ayaa daabacay in naadigan hadda uu ku dadaalayo sidii uu u ilaanshan lahaa xiddigaha uu haysto si uusan suuqa uga bixin , natiijooyinkiisana xilli cayaareedka soo socda uu u hagaajin lahaa




Sida laga soo xiganayo wargeyska Telegraph naadiga Liverpool waxa ay u cusbooneeysiin doonaan heshiiska uu kula joogo wiilkan Brazilian-ka ah Roberto Ferdinando ee weerarka kaga cayaaro kooxda the Reds-ka kaa oo heshiiskiisa dhammaan doona dhowr bilood ka dib


Naadigan ayaa sidoo kale sheegay in sinnaba aysan u fasixi doonin wiilka Reer Masar Mohamed Salah iyo Senegalese-ka Sadio Mani iyaga oo ka ilaalin doona suuqa oo xantu ay sheegeyso in dalabaad uu ka soo gaaray dhowr naadi oo doonaya in ay la soo wareegaan inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip