Chelsea oo Conte ku badalan doonto macalin kale oo Talyaani ah waa kuma....

0
Friday January 12, 2018 - 00:41:23 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Chelsea oo Conte ku badalan doonto macalin kale oo Talyaani ah waa kuma....

    Jimco—-Turin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco—-Turin


Kooxda Chelsea ayaa diyaarineeyso nolol ka dambeeyso macalinkooda Antonio Conte ayagoo sii calaameeystay macalinkii shaqada ka badali lahaa macalinkii hore ee xulka Talyaaniga Antonio Conte sida laga soo xiganaayo Corriere dello Sport oo sheegeeyso in macalinka Kooxda Juventus boss Massimiliano Allegri uu yahay dooqa koowaad ee shaqada ka badali doono Conte markii uu iskaga haayaamaa Kooxda the Blues.



Maamulka Kooxda Stamford Bridge ayaa rajeeynaayo in macalinkooda uu Kooxda iskaga tagaa dhamaadka xilli ciyaareedkaan kadib markii ay isku dhaceen maamulka iyo ciyaartooy Kooxda ka tirsan oo hada muhiim ka ah safka hore ee Chelsea taasoo soo dadajisay in Kooxda ay raadisaa badalka ku haboon.



Allegri ayaa lala xiriirinaaye Arsenal balse hada waxaa ay Chelsea u muuqataa Kooxda uu leylin doono macalinkii hore ee Cagliari kaas oo ku hami weyn inuu mar uun ka shaqo galaa Horyaalka Ingiriiska oo u arko meel ku haboon asiga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip