Liverpool oo heli karta Naby Keita bishaan sidee?

0
Friday January 12, 2018 - 00:43:34 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liverpool oo heli karta Naby Keita bishaan sidee?

    Jimco——Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco——Liverpool






Laacibka u iibsan Kooxda Liverpool ee Naby Keita ayaa Kooxdiisa ku biiri karo bishaan January halkii uu ka sugi lagaa bisha June balse sharuudo ayaa jiro kuwaas oo ku xeran hadii Liverpool ay dooneeyso inay ka soo baxdaa sharuudahaas la hor dhigay ama ay sugto dhamaadka xilli ciyaareedkaan si ay si buuxdo ugu helaan laacibkooda.



Kadib markii Philippe Coutinho uu £142M oo gini ugu biiray Barcelona waxaa ay Kooxda Liverpool muujineeysaa inay u baahi qabto xiddig ka ciyaaro karo khadka dhaxe taas oo keentay in Kooxda Jurgen Klopp ay la xiriirtaa Kooxda RB Leipzig ee uu ka tirsan yahay laacibka reer Guinean si ay Anfield u keenaan sida ugu dhaqsaha badan halkii ay sugi lahaayeen dhamaadka xilli ciyaareedkaan oo uu ahaa sida lagu heshiiye.


Xiddigaan ayaan ciyaari karin Champions League balse wuxuu ka caawin karyaa Kooxda Liverpool qorshaheeda maxaliga ah maadama uu Jurgen Klopp dagaal u gali doono u bixitaanka UCL sanadka dambe iyo Hanashada FA-Cup-ka waloow uu tartan adag u gali doono koobkaas.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip