Manchester United oo ka dulqaadeeyso Liverpool laacib Klopp uu hore u soo tababaray.

0
Friday January 12, 2018 - 00:45:55 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 641
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester United oo ka dulqaadeeyso Liverpool laacib Klopp uu hore u soo tababaray.

    Jimco————- Manchetser

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco————- Manchetser





Manchester United ayaa kula dagaalami doonto Kooxda Liverpool Laacibka la yiraahdo Christian Pulisic hadii ay noqoto in Kooxda ku ciyaarto garoonka Anfield ay u dhaqaaqaan soo xero galintiisa xagaaga markii la gaaro sida lagu qoray warsidaha caanka ah ee The Independent. 


Xiddiga 19-ka sano ee ka ciyaaro garabka ayaa lala xiriirinaaye inuu u wareegi doono Kooxda Liverpool si uu uga caawiyaa booska uu baneeye Phillipe Coutinho oo Barcelona ku biiray bishaan, Jurgen Klopp ayaa hore u soo tababaray wiilkaan da’da yar balse Manchester United ayaa dooneeyso inay ugu yaraan culees saarta Liverpool.


Dhinaca kale Manchester United ayaa dooneeyso in xiddigaan ay u adeegsataa dhanka suuq geeynta maadama ay u arkaan inuu yahay xiddiga kaliyah ee Mareeykan u dhashay ee sameeyn karo xayeesiin iyo suuq geyn heer sare ah ayadoo ay jirto in maamulka United ay u arkaan wiilkaan yar inuu wax weyn ka badali karo suuq geeyntooda USA maadama raga leh Kooxda ay yihiin Mareeykan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip