City oo mar kale suuqa ay United kaga awood roonaan doonto waliba laacib Jarmal ah

0
Saturday January 13, 2018 - 00:44:55 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    City oo mar kale suuqa ay United kaga awood roonaan doonto waliba laacib Jarmal ah

    Sabti————Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti————Manchester




Sida  Wargeeyska Independent uu qoraayo Manchester United ayaa kaga horeeyso Kooxda Manchester City xiddiga Kooxda Borussia Dortmund uga ciyaaro qadka dhaxe ee Julian Weigl. Da’a yarka reer Jarmal ayaa waxaa uu bartilmaameed u ahaa muddo fog Kooxda Man City balse Kooxda ay deris wadaaga yihiin ayaa dooneeyso inay ka dul qaadaa kubad joojiyahaan da’da yar ee Kooxda reer Jarmal. 


Jose Mourinho ayaa suuqa ugu jiro laacib burburiye ah waxaana uu doonaayo in Paul Pogba uu helaa xuriyad uu isku muujiyo waxaana ay taas keentay inuu indhaha ku qabtaa xiddiga ay Kooxda City aadka u dooneeyso. 


Manchester United ayaa kaga horeyso City hada kadib markii ay Dortmund u sheegeen inay ku lifaaqi doonaan qiimo walbo laacibkoodii hore ee Henrikh Mkhitaryan waana tan keentay inay Dortmund u dhago nuglaataa dalabyada Manchester United in badan waxaana ay Weigl kala hadleen arrinkaan marar badan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip