Conte oo ka wal walsan Gaari qaali ah oo ka bur buray!

0
Saturday January 13, 2018 - 09:16:55 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Conte oo ka wal walsan Gaari qaali ah oo ka bur buray!

    Sabti.London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti.London

Gaariga qaaliga ah ee Tababaraha Kooxda Chelsea Antonio Conte ayuu bur bur xoog leh soo gaaray kaddib markii Gaariga oo yaalla xerada tababarka uu ku dul dhacay Baraf xoog badan oo xilligaas ka da’yay Magaalada London.


Gaariga Conte oo ah Nissan Juke, ayaa waxaa xilliga uu Barafkaas ku dul dhacayay ku jiray agaasimaha Kooxda ee dhinaca xiriirka Steve Atkins,kaas oo isaga oo aan dhaawacmin ka baxsaday gaariga.



Conte Gaarigiisa ayaa u baahan dacaytirka lacag ku dhow midda uu ku fadhiyo taas oo walaac ku abuurtay Macallinka reer Talyaani.


Chelsea ayaa sabtiga maanta ah dib ugu soo laabaneysa horyaalka Ingiriiska waxaana ay gurigeeda ku qaabili doontaa Kooxda Leicester City.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip