La ogaaday: Liverpool oo maalinta Beri ah Heli Doonta Saxiixa Naby Keita

0
Saturday January 13, 2018 - 09:23:40 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    La ogaaday: Liverpool oo maalinta Beri ah Heli Doonta Saxiixa Naby Keita

    Sabti- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- England





Kooxda Liverpool ayaa u muuqata in ay heli doonto saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda reer Germany ee RB Leipzig ee Naby Keita sida ay sheegayaan wararka la helayo.




Wararka ayaa sheegaya in uu xiddigan kulankii ugu dambeeyay u ciyaari doono kooxda RB Leipzig Maanta oo sabti ah ka hor inta uuna ku soo biirin kooxda Liverpool.




Liverpool ayaa heshii 51 milyan ah kula wareegtay Keita xagaagii laakiin waxa uu amaah ku sii joogay kooxdiisa qayb ka mid ah heshiiska laakiin ka dib markii Philippe Coutinho uu u dhaqaaqay Barcelona, ​​Liverpool ayaa qiimeyneysa sida ay u bedeli laheyd.




RB Leipzig ayaa ku adkaysanaysay in ay doonayaan in uu Keita kooxda sii joogo ilaa xilli dhamaadka xilli ciyaareedkan laakiin waxa ay u muuqataa in ay maankooda badaleen.




Shirkad magaceeda lagu sheegay ‘NK8 LIMITED’ oo dadka guryaha u kiraysa ama u iibisa ayaa lagu dhex arkay wakiilada xiddigan ee Naby Deco Keita and Bjorn Alexander Bezemer.



Khabiirka kubada Germany ee Raphael Honigstein ayaa sidoo kale sheegay in uu xiddiga Naby Keita uu maalinta Axada noqon doono xiddig Liverpool ah.




Leipzig ayaa maanta la ciyaari doonta kooxda Schalke waxana uu noqon doonaa kulankii ugu dambeeyay ee uu Keita xirto maaliya kooxda reer Germany



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip