Jose oo baaq nabadeed u diray Conte

0
Saturday January 13, 2018 - 09:26:06 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose oo baaq nabadeed u diray Conte

    Sabti,Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti,Manchester

Tababaraha Kooxda Reer Portogal ee Kooxda Man United Jose Mournho ayaa dhambaal nabadeed u diray tababaraha Kooxda Chelsea iyo Dalka Talyaaniga ee Antonio Conte.


Tababare Mou ayaa shalay wax laga weydiiyay hadalkii ugu dambeeyay ee Conte ee uu isaga ku tilmaamay Nin yar.


Mou ayaa ku war celiyay,”waxaas waa laga gudbay waana in aan dhameynaa caayda aniga iyo isaga ah,sheekadaas ma doonayo in ay sii socoto,waana joojiyay aniga”.


Conte iyo Jose ayaa labadii todobaad ee la soo dhaafay aad isugu weydaaranayay warbaahinta hadallo kul kulul,waxaana ay taas xiiso u yeeshay kulanka soo socda ee labada kooxood dhex mari doona 25ka Bisha February ee 2018.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip