Conte iyo Jose oo ku dagaallamaya Shaqada PSG!

0
Saturday January 13, 2018 - 12:19:13 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Conte iyo Jose oo ku dagaallamaya Shaqada PSG!

    Sabti,Paris

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti,Paris

Macallimiinta dagaalka afka ah uu ka dhaxeeyo ee Jose Mourinho iyo Antonio Conte ayaa ku dagaallamaya booska tababarenimo ee Kooxda PSG taas oo hadda tababare caan ah ka raadineysa suuqa.


Unai Emery, oo ah tababaraha hadda ee Kooxda ayaa la filayaa in ay ceyriso ,maaddaama ay keensatay ciyaartooy magic iyo tayaba leh oo ay ka mid yihiin Neymar iyo Kylian Mbappe,kuwaas oo waayaha PSG ee hadda ka dhigaya mid ay la yaabban tahay Kubadda Cagta.



Labada Macallin ayaan farxad badan ku heysan Magaalooyinka London iyo Manchester waxaana mid kasta la filayaa in inta uusan dhamaan qandaraaskooda ay ka tagaan kooxaha ay hadda leyliyaan ee reer England.


Maal qabeennada Reer Qadar ee Kooxdan iska leh ayaa hadafkooda ugu weyn uu yahay in ay qaadaan Champion League iyo Europe league labadaba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip