Isku aadka Horyaalka kubadda Cagta oo lasoo saaray ,Kulamo adag oo todobaadka koowaad dhici doona

0
Saturday January 13, 2018 - 14:12:23 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku aadka Horyaalka kubadda Cagta oo lasoo saaray ,Kulamo adag oo todobaadka koowaad dhici doona

    Sabti- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Muqdisho


Waxaa maanta xarunta xiriirka kubadda cagta lagu sameeyay isku aadka wareega koowaad ee horyaalka kubada cagta Soomaaliya 2017-18, waxaana todobaadka u horeeyay qoorta isu gali doona kooxaha ugu waa weyn ee ku loolama hanashada  horyaalka.


Kulanka koowaad oo dhici doona 22 January waxaa foodda isku dari doona kooxaha Waxool iyo Dekeda oo horyaalka daafacaneysa ,waxaana dhanka kale kulankooda  u horeeya iska hor imaan doona kooxaha Elman vs Heegan oo sanadki hore lagu daah furay horyaalka.



Dhanka kale waxaa kulamada u adag todobaadka hore kamid ah kooxaha Horseed vs Banaadir SC.


Halkan ka aqriso kulamada todobaadka ug horeeya horyaalka:


 

Waxool vs Dekeda

Savana vs Gaadiidka

Heegan vs Elman

FC Banaadir vs Jeenyo

Horseed vs Banaadir Sports Club


 

Dhawaan naga filo jadwalka horyalka wareegiisa hore oo dhammeystiran

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip