Real Madrid oo Guuldarro kala kulantay Villarreal "Sawirro"

0
Saturday January 13, 2018 - 20:45:02 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo Guuldarro kala kulantay Villarreal "Sawirro"

    Sabti--Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti--Madrid

Real Madrid ayaa ku wajahan marxaladdeedii ugu xumeyd, waxayna markan si toos ah uga hartay tartankii ay kula jirtay Barcelona.


Zinedine Zidane kooxdiisa ayaa hadda ka hooseeya 16 dhibcood kooxda Ernesto Valverde ee hoggaanka ku damaashaadaya, iyadoo dhanka kulamadana ay ka simanyihiin labada kooxood ee Real iyo Barcelona.


Real ayaa ku jabtay kulankii ay la qaadatay Villarreal ee Fiidnimada Sabtiga, waxaana ciyaartaas oo ka dhacday Bernabeu looga badiyay Real 1-0.



Pablo Fornals ayaa daqiiqaddii 87-aad ee kulanka ka dhaliyay Goolka looga adkaaday Real, waxaana ay u aheyd Habeen kale oo Qaraar tababare Zidane.


Shaqada macallinnimo ee Zidane ayaa Khatar badan geli karta, marka la fiiriyo haddii hannaanka ciyaareed ee kooxdu uu sidaan sii ahaado.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip