Damacii Liverpool ee Axadda in ay qaadato Naby Keita maxaa iska beddelay?

0
Saturday January 13, 2018 - 20:49:23 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Damacii Liverpool ee Axadda in ay qaadato Naby Keita maxaa iska beddelay?

    Sabti--Munich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti--Munich

Naby Keita ayaa kusoo billowday kulan ay kooxdiisa Red Bull Leipzig la qaadaneyso Schalke caawa, iyadoo ciyaar aad u xiiso badan ay wada qaadan doonaan labada naadi.


Laacibkan oo 22-jir ah ayaa kusoo billowday kulanka Bundesliga taasoo la macno ah in uusan safka kooxda Reds ka mid noqon doonin maalmaha soo socda.


Wararka laga helayo dalka Germany ayaa sheegaya in laacibkan uu ciyaari karo daqiiqadaha 90-ka ah ee kulanka Caawa.



Sawir laga soo qaaday laacibka Keita ayaa muujinayay isagoo heysta funaanadda Liverpool oo uu ku daabacanyahay lambarka 8-aad, xilli loo maleeyayba in uu Sabtiga maanta ah imaan lahaa Merseyside.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip