MURUQA Lacagta: Man United oo £444m ku garaaceysa Real Madrid, dhanka saxiixa Neymar

0
Saturday January 13, 2018 - 21:06:46 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 1377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MURUQA Lacagta: Man United oo £444m ku garaaceysa Real Madrid, dhanka saxiixa Neymar

    Sabti--Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti--Manchester

MANCHESTER UNITED ayaa diyaar u ah in ay kula dagaallanto kooxda Real Madrid Saxiixa qaaliga ah ee Neymar.


Waxay United diyaarisay qorshe ku kacaya £444milyan oo Gani, sida ay sheegayaan wararka laga helayo dalka Faransiiska.


Paris Saint-Germain ayaa dooneysa in ay lacag waalli ah ku bixiso laacibka dalka Brazil ee ay Barcelona kaga soo iibsadeen £198m xagaagii hore, waaba haddii uusan sii joogeynin kooxda PSG.



Real Madrid ayaa waxay sugeysaa in ay saxiixa laacibkan hesho weliba sida ugu sahlan.


Si waliba, Le 10 Sport ayaa warinaya in Los Blancos aysan qiimaha Neymar — ay ka bixineyso United iyagu diyaar la aheyn.

Kooxda Red Devils ayaa horayba u dooneysay laacibkii hore ee kooxda Santos, xataa haddii uu ka tegay Nou Camp kuna biiray PSG ayey sheegtay in aysan ka gaabin doonin.

 Real Madrid and Manchester United interested in signing Neymar

 Neymar scores against Manchester United during pre-season tour of USA




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip