Van Persie oo dib ugu soo laabanaya kooxdiisi hore, Waa tuma

0
Sunday January 14, 2018 - 07:47:16 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 1065
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Van Persie oo dib ugu soo laabanaya kooxdiisi hore, Waa tuma

    Axad- Turkey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Turkey


 

Waaya araga reer Netherland Robin van Persie ooqarka u saran inuu dib ugu soo laabto kooxdii uu kusoo caan baxay ee Feyenoord.


Robin van Persie oo 34 jira ayaa go,aansaday inuu isaga tago kooxda reer Turki ee Fenerbahce oo uu waqti adag ku qaatay.


van Persie oo horey ugu soo ciyaaray kooxaha Arsenal iyo Manchester United ayaa hada u dhow inuu dib ugu soo laabto kooxdii uu kusoo bar baaray ee Feyenoord oo uu ka mqanaa in kabadan 18 sanadood.



   Laacibkan ku caab baxay  gool ku dhalinta labada lug kuna wanaagsanaa madaxa ayaa  Arsenal u dhaliyay 96 gool 194 kulan uu ufsatay waxuna kula guuleystay  FA Cup iyo Community Shield,  dhanka kale kooxda United ayuu u saxiixay 48  gool,  86 kulna uu  u  ciyaaray waxuna la hantay  Premier League, iyo Community Shield.


Robin van Persie ayaa Feyenoord ka tirsanaa intii u dhaxeysay sanadihii 2001–2004 wuxuuna kula guuleystay hal koob oo ah koobka UEFA Cup: oo hada loo badalay UEFA Europa League.


W/D: Xabiib Axmed Cali 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip