Kulamada laga ciyaari doono Koobka CHAN 2018-ka & Morocco oo Guul ku furatay Koobkan

0
Sunday January 14, 2018 - 08:12:45 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 107
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulamada laga ciyaari doono Koobka CHAN 2018-ka & Morocco oo Guul ku furatay Koobkan

    Axad--Casablanca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad--Casablanca

Xulka Morocco ee qaaraddan Afrika ayaa wuxuu martigelinayaa koobka Qaramada Afrika, kan ciyaartoyda Horyaallada Afrika ay ka ciyaaraan ee CHAN.


Xulka Morocco ayaa garaacay dhiggiisa Mauritania kulan Sabtigii dhacay, waxaana lagu ciyaaray Casablanca.


Morocco ayaa ku badisay 4-0, waxayna taasi dhabar jab ku tahay xulka Mauritania.


Kulamo kale oo koobkan ka tirsan ayaa la ciyaari doonaa, maanta ilaa caawa.


Group A (Casablanca)

Guinea vs Sudan


Group B (Marrakech)

Cote d’Ivoire vs Namibia

Zambia vs Uganda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip