RASMI: Mucjisadii reer Brazil ee Ronaldinho oo ka fariistay ciyaaraha, sida uu xaqiijiyey walaalkiis Roberto oo ah wakiilkiisa

0
Wednesday January 17, 2018 - 09:27:50 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Mucjisadii reer Brazil ee Ronaldinho oo ka fariistay ciyaaraha, sida uu xaqiijiyey walaalkiis Roberto oo ah wakiilkiisa

    Arbaco- Brazil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Brazil


 Mucjisadii reer Brazil ee Ronaldinho ayaa ka fariistay ciyaaraha, sida uu xaqiijiyey walaalkiis Roberto oo ah wakiilkiisa.


Ronaldinho ayaa dhacdoodyin waa waaweyn lagu xusuusan doonaa, sida inay u sacbiyeen taageerayaasha Real Madrid isagoo katirsan Barcelona kaddib markii uu ka dhaliyey labo gool cajiib ah.


Inuu isagoo dabada ruxaya gool cajiib ah ka dhaliyey difaacyada Chelsea oo iska taagan kulan ka tirsan Champions League, in Lionel Messi uu ka caawiyey goolkiisiiugu horreeyey iyo kuwo kale.



Haddaba halkaan hoose ka eeg kooxaha uu u soo ciyaaray xirfaddiisa, kulamada uu u saftay iyo goolasha uu u dhaliyey:-

GrĂªmio
145 kulan
72 gool

PSG
86 kulan
25 gool

Image result for ronaldinho in action against Real Madrid

Barcelona
207 kulan
94 gool


AC Milan
95 kulan
26 gool

Flamengo
72 kulan
28 gool

Atlético Mineiro
85 kulan
27 gool

Querétaro
29 kulan
8 gool

Fluminense
9 kulan
0 gool

Image result for ronaldinho in action

Xulkiisa qaranka Brazil
97 kulan
33 gool


W/D: Haaruun  Yuusuf   Khasaaro  


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip