Inter Milan oo isbuucan soo afmeyri doonto saxiixa Rafinha

0
Friday January 19, 2018 - 10:31:19 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inter Milan oo isbuucan soo afmeyri doonto saxiixa Rafinha

    Jimco - Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco - Italia





Kooxda InterMilan   ayaa wali sugeysa jawaab ka timaada Barcelona, ‚Äč‚Äčlakiin waxaa la filayaa inay dhameystirto heshiiskii Rafinha oo ah 38 milyan oo euros ku kacaya.




Wadaxaajoodyadu waxay soo jiidayeen wakhti gaaban waxaana la Filayaa in isbuucaan la soo afmeero.



Sida laga soo xigtay Sportitalia, dalabka amaahda ah ee 35 milyan oo euros ah oo ay ku dooneyso inay soo iibsato ayaan si buuxda ugu qancin Barcelona.



Qiimaha lagu doonayo ayaa ah 40 milyan oo ginni oo loogu talagalay ciyaaryahanka ka soo kabsaday dhaawicii habeenkii, kaa soo 10 bilood garoomada ka maqnaa.  




Waxaa la aamminsan yahay in labada kooxood ay ku kulmi doonaan bartamaha bishan  islamarkaana ay u go'aansadaan  si toos loogu iibin lahaa xiddigan oo lagu qiimeeyay. € 38m 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip