Roma oo Sanadkan 1 dhibac ka qaadatay Inter

0
Monday January 22, 2018 - 01:03:06 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roma oo Sanadkan 1 dhibac ka qaadatay Inter

    Isniin--Milan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin--Milan


Kulan xiiso leh oo ka tirsan horyaalka Talyaaniga ayaa dhexmaray koxoaha Inter Milan iyo Roma, waxaana guul u dhowaatay Roma oo Stephan El Shaarawy uu daqiiqaddii 31aad ee kulanka dhaliska Goolasha u daah furay.


Ciyaarta oo Roma ay dooneysay in ay ilaashato Goolka ay kusoo dhalisay San Siro, waxaa ka diiday Matias Vecino, kaasoo dhaliyay goolka Garab dhaca ee kooxdiisu la timid dhammaadka ciyaarta.


Kulankaas waxaa si weyn uga dhex muuqday laacibka Joao Cancelo oo dhinaca midig ee difaaca ay u adeegsatay kooxda Inter, waxaana ciyaartii labada kooxood ay kusoo idlaatay 1-1.



Inter waxay leedahay hadda 43 dhibcood waxayna ku jirtaa kaalinta 4aad iyadoo dhibcaha kala siman kooxda Lazio ee booska seddaxaad, balse Roma oo kulan u harsanyahay ayaa ku dhibco noqon doonta haddii ay kulankaas soo badiso waxayna leedahay 40 dhibcood.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip