Juventus oo raadisay 15 jir uu dhalay Pirlo!

0
Monday January 22, 2018 - 12:19:01 in Wararka by kubadbile news
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Juventus oo raadisay 15 jir uu dhalay Pirlo!

    Isniin,Turin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin,Turin.

Kooxda Kubadda Cagta Juventus ayaa ku raadjoogta wiil uu dhalay Halyeygii hore ee Kooxdaas A.Pirlo,waxaana xiddigan uu ka ciyaaraa daafaca dhexe.


Wiilka yare e Pirlo ayaa lagu magacaabaa Niccolò Pirlo,waxaana uu hadda u ciyaaraa koox ciyaal bacaad ah,iyada oo Kooxda Juventus ay weydiisatay Pirlo in wiilkiisu u oggolaado ku biirista 15jirrada Kooxda Juventus.


Wiilkan oo shalay u ciyaarayay kooxdiisa ciyaal bacaadka ah ayaa la kulmay guul darro,waxaana daawanayay Aabbihii iyo agaasimaha Ciyaaraha Juventus,halkaas oo uu ku sheegay in wiilka Pirlo leeyahay Mustaqbal Ciyaareed wanaagsan.



Pirlo ayaa horay u sheegay in wiilkiisa yar uu yahay nin howlkar ah islamarkaana uu rajeynayo in uu kubadda cagta sida isaga oo kale meel sare ka gaaro.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip