Ma Ogtahay in Sanches todobaadki qaadan doono £600,000 mase ogtahay qaabka uu u qaadan doono ?

0
Monday January 22, 2018 - 22:37:44 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Ogtahay in Sanches todobaadki qaadan doono £600,000 mase ogtahay qaabka uu u qaadan doono ?

    Isniin-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin-


 

Laacibka reer Chile Alexis Sanches ayaa caawa si rasmi loogu dhawaaqay inuu kusoo biiray kooxda Manchester United oo si weyn u baadigoobeysan laacibkan.


Sanches oo noqonaya laacibkii u horeeyay eee dalka Chile u dhashay ee Man United u dheela ayaa todbaadki mushaar ahaan u qaadan doona lacag dhan £600,000, basle saddex qaab ayeey kusoo geli doontaa.


 

Mushaarkiisa aassaasiga waa £350,000., waana mushaarka ugu badan ee laacib Premier Leage-ga ka dheela , waxaana kusoo xiga Pogba Paul Pogba £290,000, Romelu Lukaku £250,000 iyo Zlatan Ibrahimovic £220,000 oo Man United katirsan waxaana wehliya Sergio Aguero iyo Yaya Toure oo kasbada £220,000. Una dhela Manchester City.



Xuquuqda Muuqaalkiisa uu ku heli doono £100,000 iyo £100,000 uu ku heli doono gunnooyinka.


Sanches oo nolol aad u adag kusoo barbaaraty ayeey tanu u tahay mid kamdi ah riyooyinkiisa oo rumoomday.


 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip